Golaha amaanka ee Q/Midoobay oo kulan ka yeeshay doorashada Somalia

Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay ayaa galabta kulan xasaasi ah ka yeeshay xaaladda Soomaaliya. Kulankan waxaa khudbado ka jeediyay masuuliyiin uu ka mid yahay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia James Swan, Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira, Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Somalia, Xaliimo Ismaaciil iyo guddoomiyaha bulshada Rayidka Cusmaan Macallin iyo xubno … Continue reading Golaha amaanka ee Q/Midoobay oo kulan ka yeeshay doorashada Somalia